Wednesday, April 24, 2024

Xaaf oo markiisa hadalo kulul ku weeraray Madaxweyne Farmaajo & dowladiisa

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo xalay ka qayb galay kulan ay soo agaasimeen Jaaliyadda degaanada GalmudugĀ  ee ku nool magaalada Nairobi ayaa...

Galmudug oo shaacisay in uu fashilmay shirkii ka socday Garawe (Akhriso War Saxaafadeed)

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay fashilka ku yimid shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo kuwa Federaalka uga socanayay 5-10 bishan Magaalada...

Dowlad goboleedkii labaad oo ka soo horjeestay sharciga cusub ee doorashooyinka (Akhriso)

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka hor timid qaabka loo meel mariyay Ansixinta Xeerka Doorashooyinka oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya. Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa...

Xildhibaan Mahad Salaad oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Guriceel (Sawirro)

Xildhibaan Mahad Max'ed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Somalia ayaa maanta gaaray degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud halkaasoo si weyn loogu soo...

Bakhaar hub ugu keydsanaa maamulka Galmudug oo saakay gubtay

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu gubtay bakhaar ku dhax yaalay saldhig ay leeyihiin ciidamada maamul...

Carabey oo waxba kama jiraan ku tilmaamay War ka soo baxay Xaaf (Akhriso)

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay ku gacan seyray qoraal ka soo baxay madaxweynaha Galmudug Xaaf oo shuruudo ku xiray ka...

Galmudug oon Aqoonsan doonin Natiijada kasoo baxda shirka ka furmay Garawe

Waxaa shalay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ka furmay shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo Dowladda Goboleedyada dalka, waxaana shirkan aan lagu casuumin...

Nin lasoo taagay Fagaare ay Al Shabaab ku toogan lahaayeen oo si lama filaan...

Fagaare kuyaala degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa shalay lasoo taagay nin gacan ku dhiigle ahaa oo lagu helay in uu dil geestay, waxaana...

Galmudug oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii Wasiirka arrimaha gudaha Somalia

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Shire Maxamed ayaa sheegay in Galmudug aysan u baahneyn faragelin, isla markaana ay u madax banaan...

Xaaf oo degmooyin cusub ku kordhiyey degaanada Maamulka Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ee xilkiisa la isku heysto ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo cusub oo ka kala...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs