Friday, January 21, 2022

Baarlamanka Galmudug oo maanta ka doodaya Mooshinka ka yaalla guddoomiye Cali Gacal Casir

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta waxay kulan ku yeelanayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, sida ay sheegeen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa...

Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Eedeyn Culus u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa eedeyn culus loogu soo jeediyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed...

Mooshin Kalsooni kala noqosho ah oo laga gudbiyay Cali Gacal iyo Maxamed Xaashi

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug una badan garabka Ahlu Sunna ee dhawaan lagu biiriyay Baarlamaankii hore ee Galmudug ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay...

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo ka hor yimid qodobadii ka soo baxay shirka Kismaayo

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka soo horjeestay qodobadii...

Xaflad lagu soo dhoweynayey Xildhibaano ka tirsan federaalka oo Caawa Dhuusamareeb lagu qabtay (Daawo...

Xaflad balaaran oo lagu soo dhoweynayey Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka federaalka Somalia ayaa caawa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Waxaa xafladan soo qaban-qaabiyey...

Daawo Sawiro : Sidii ay u dhacday Doorashadii Xildhibaanimo ee uu ku guuleystay Generaal...

Waxaa maanta Doorashada Kursi ka banaanaa aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka dhacday magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, waxaana doorashadan kusoo...

Musharaxii la tartamayey Jen. Gaafow oo tanaasulay iyo doorashada oo socota

Waxaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud doorashada kursi ka banaanaa golaha shacabka Somalia. Waxaa doorashadan ku tartamaya labo musharax oo kala...

Yaa ku tartamaya Doorashada Beri ka dhacaysa Dhuuso Mareeb ? (Daawo Sawirada)

Waxaa beri lagu wadaa in magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug lagu qabto doorashada Kursi ka banaan Aqal Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Musharax Xildhibaan Generaal Gaafow oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug gaaray Musharax Xildhibaan Jeneraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud oo u tartamaya Kursi ka banaan Aqalka Hoose...

Musharaxiin iyo ergooyin ku qulqulaya Dhuusamareeb & amniga oo la xoojiyey

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shalay gaaray maanta Dhuusamareeb; Caasimadda Dawlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Marwo Xalima Ismail Ibrahim...

News in English

In Honor of the Founding Father Adan Adde, Farmajo Should Vacate...

History repeats itself. On July 1, 1960, Somalia became sovereign state described as unitary, democratic republic based on people’s representation, led by an exceptionally...

Xulka Allbanaadir