Tuesday, March 5, 2024

(Sawirro) Qoor-qoor oo tababar u furay dufcaddii 1aad ee ciidanka Daraawiishta Galmudug

Madaxweynaha Dawladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ay wehliyaan wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa, xildhibaanno barlamaanka Galmudug ah iyo xubno ka tirsan labada...

Khayre oo labo qodob ka dalbaday odayaasha dhaqanka beelaha Galmudug (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee beelaha...

Howlgal culus oo ka socda degaan ka tirsan Mudug & dad la soo xirxiray

Ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Camaara oo 85-km woqooyi galbeed ka xiga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Saaka...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Qaraxyadii maanta ka dhacay Dhuuso Mareeb

Labo qarax oo miino ayaa maanta ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxaana qaraxyadan ka dhashay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo...

Galmudug oo Hogaanka Ahlu Sunna ku tilmaantay kuwa aan Hadaf laheyn Digniina u dirtay...

Afhayeenka Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Hogaanka Ahlu sunna ee laga awood roonaaday ay yihiin kuwa...

Meydka Gabar yar oo si arxan daro ah loo dilay oo lagu arkay magaalada...

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Meydka gabar yar oo si arxan daro ah loo dilay lasoo dhigay...

Madax iyo Saraakiil badan oo katirsan Ahlu Sunna oo la amray in lasoo xiro...

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya gaar ahaan qeybta maamulka Galmudug ayaa caawa baahiyay magacyada iyo sawirada madax iyo saraakiil katirsan kooxda Ahlu Sunna oo ka...

DEG DEG: Al-Shabaab oo mar kale la wareegtay degaanada Camaara & Bacaadweyne

Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday degaanada Bacaadweyne iyo Camaara ee gobolka Mudug, Kadib markii ay iskood uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa...

Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kusii jeeda magaalada Dhuuso Mareeb 

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in ay gaaraan magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kulamo kawada Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kulan kula yeeshay qaar kamid...

News in English

Transitioning from a Rigid to a Flexible constitution

Shifting from a rigid parliamentary to a flexible presidential constitution is an inclusive process that is handled with careful consideration and strategic planning. This...

Xulka Allbanaadir

HINNA Jobs

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA...