Madaxweyne Xaaf oo shaaciyay Magacyada Senataro iyo Wasiiro faro galin ku haya (Akhriso)
War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in faro galin ku hayaan maamulkooda Xildhibaano, Senetaro iyo Wasiiro katirsan...
Kumanaan qof oo daweyn & Indho fiiqis bilaash ah loogu sameeyey Isbitaalada Gaalkacyo (Sawirro)
Mashruuc isugu jiray daweynta cudurrada indhaha, bixinta ookiyaalasha aragga iyo indho fiiqis bilaash oo ay ka faa'iideysteen kumanaan ruux ayaa laga fuliyey laba Isbitaal...
Daawo Sawirada Ninkii doonayay in uu isku qarxiyo Guriceel oo lasoo bandhigay iyo Jirdil...
Ciidamada Ahlu Sunna ayaa maanta degmada Guriceel ku qabtay nin dhalinyaro ah oo doonayay in uu isku qarxiyo munaasabad magaaladaasi ka socotay ayna ka...
Masuuliyiin iyo Xildhibaano katirsan labada Aqal oo kusii jeeda magaalada Cadaado
Magalaada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan gaaraan Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Aqalka sare...
(Daawo Sawirro) Sidee caawa Xuska 1-da Luulyo looga dabaaldegay Dhuusamareeb?
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug uga qayb galay munaasabadda xuska sannad...