Friday, March 29, 2024

Dagaalo culus oo goor dhow ka qarxay degaanka Camaara ee gobolka Mudug

Dagaal culus ayaa barqanimadii maanta ka qarxay Degaanka  Camaara ee gobolka Mudug, kaasoo dhexmaraya ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug iyo dowladda Soomaaliya iyo xoogaga...

Al Shabaab oo Shaacisay in nolosha ku qabteen Taliyihii ciidamada Badda Galmudug

Dagaal xoogan oo dhaliyay khasaaro badan oo dhimasho iyo mid dhaawac ayaa shalay ka dhacay deegaanka Shabeellow ee gobolka Mudug, waxaana dagaalkan dhax maray...

Madaxweyne Qoor Qoor oo xaalku ku xun yahay Labo darana mid dooro ay heesato...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xiligan wajahaya cadaadis xoogan oo kaga imaanaya dhinacyo kala duwan taa oo halis galineysa...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Guriceel iyo Maamulka Galmudug oo War cusub soo saaray

Magaalada Guriceel waxaa wali ka socda dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Dowlada Federaalka ay wehliyaan kuwa Galmudug iyo ciidamo u badan maleeshiyaad oo...

Cabdi Qeybdiid iyo Cabdi Xareed oo goordhaw Noqday Senataro kadib markii loo tanaasulay

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ka dhacday doorasdhada labada Xubnood ee ugu dambeeyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Doorashada ka...

Galmudug oo shaacisay Jadwalka doorashada 5 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa goor dhoweyd soo saaray Jadwalka doorashada lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka Baarlamanka federaalka Somalia oo lagu qabanayo Magaalada...

Madaxweynaha Galmudug oo kahor yimid Qoraalkii kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka

Maamul goboleedyada siyaasad ahaan taageersan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday qaarkood ayaa kasoo horjeestay qoraalkii kasoo baxay guddiga doorashooyinka ee lagu muddeedyay xilliga dhaarinta xildhibaanada...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Shaaciyay in rag ajaaniib ah lagu dilay dagaalkii Baxdo

War saxaafadeed uu caawa soo saaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayuu ku faahfaahiyay khasaaraha Al Shabaab lagu gaarsiiyay weerarkii saakay kusoo...

Xukun Dil ah oo lagu fuliyay nin ku lug lahaa Weerarkii dad badan lagu...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay in uu katirsanaa Al Shabaab kuna lug lahaa...

Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay in howlgal lagu dilay in ka badan 50-xubnood oo Shabaab...

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in howlgal ay maanta si wadajir ah u fuliyeen ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamka lagu dilay dagaalyahano badan oo...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs