Friday, April 19, 2024

Boqolaal ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray degmada Guriceel (Daawo Sawirro)

Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa Milateriga Itoobiya  ayaa manata gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan Itoobiyaanka ah oo...

Dhalinyaro lagu eedeeyey iney kufsi geysteen oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Afar dhalinyaro ah oo loo heysto iney geysteen kufsi wadareed ayaa galabta lagu soo bandhigay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Ciidamada amaanka Galmudug ayaa sheegay...

Cabdirashiid Xaashi Cartan oo ka soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey

Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee uu xilka  ka qaaday Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyay. Cabdirashiid...

Xildhibaano galabta Cadaado kula shiray Madaxweyne Xaaf (Daawo Sawirada)

Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Cadaado waxa ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadka yahay ee Galmudug Axmed...

Xaaf oo shaaciyay cida Wakiil uga noqoneysa Arimaha Doorashooyinka Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in Wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka ay wakiil uga...

Amaro lagu soo rogay dadka kunool magaalada Dhuusamareeb (Akhriso)

Maamulka Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa soo saaray amaro lagu xaqiijinayo amaanka magaaladaasi oo la filayo in ay ka dhacaan shirar dib u heshiisiin...

Xukuumadda oo caddeysay In dowladdu aysan Jebin Heshiiskii ay la gashay Ahlu sunna (Sawiro)

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed aysan ka...

Dil Naxdin iyo argagax leh oo ka dhacay degmada Hobyo ee gobolka Mudug

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Hobyo ee Gobolka Mudug dil argagax leh oo aad looga naxay ayaa maanta halkaas ka dhacay...

Hogaanka Ahlu suna oo caawa kulan xasaasi ah ku leh Magaalada Dhuusamareeb

Xarunta Inji ee magaalada Dhuusamareeb waxaa kulan deg deg ah uu uga socdaa caawa hoggaanka ugu sareeya Maamulka Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug...

Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay tirada Odayaasha la bedelay iyo Qabiiladooda

Guddiga Doorashada iyo maamul u dhisida Galmudug ayaa ka hadlay isbadal lagu sameeyay qaar kamid ah Odayaasha Saxiixayaasha iyo sida Ahlu Sunna Xildhibaanada la...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs