Tuesday, July 5, 2022

Maamulka Sh/hoose oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa ka jawaabay hadal uu Madaxweynaha dalka ka jeediyay shirkii golaha wasiirrada ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Farmaajo...

Afhayeenkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo goor dhow is casilay

Cabdullaahi Shiikh Xasan oo ahaa Wasiirkii dastuurka mamaulka Koonfur galbeed ayaa iska casilay xilkii Afhayeenimo ee Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada. Iscasilaadiisa ayuu ku sababeeyey inay...

Gudoomiye Mursal oo ka hadlay Musharaxnimada Abuu Mansuur iyo Fara galin dowlada ay…

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed iyo sidoo kale musharaxnimada Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu...

Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo hal arin darteed uga xun in doorashada laga reebo Abuu...

Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu wadaa in 19-ka bishan oo ku beegan maalinta arbacada magaalada Baydhabo ku doortaan Madaweynaha uu yeelanayo maamulkaasi. Doorashada...

Weerar culus oo ciidamo Itoobiyaan ah saaka ku qabsaday duleedka Buur-hakaba

Xoogaga Al-Shabaab ayaa saaka weerar culus oo dhabo gal ah ku qaaday kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo marayey duleedka degmada Buur hakaba ee Gobalka...

Xukuumadda Somalia oo bilowday daadejinta Hawlaha Tubaha Qaranka (Daawo Sawirro)

-Mas'uuliyiinta madaxda ka ah Tubaha qaranka iyo hawl-wadeenno kale oo uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, Cabdullaahi Xaamud, ayaa maanta magaalada Baydhabo uga...

Masuuliyiin kormeeray degaan dhowaan laga saaray Al-Shabaab (Daawo Sawirro)

Masuuliyiin uu ka mid ahaa Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa kormeer ku tagay degaanka...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo laga codsaday Magdhaw iyo sii deynta Sheekh Mukhtaar Roobow

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta halkaasi kulan ku yeesheen Ra'isul Wasaaraha Xukuumada...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha dagaalkii saaka ka dhacay Goof-gaduud

Ciidamada dowlada ayaa dib ula wareegay degaanka Goof-guduud ee duleedka magaalada Baydhabo ka dib markii ay saaka qabsadeen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo weerar...

Laftagareen oo xariga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee degmada Diinsoor (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Md, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta xarigga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee Degmada Diinsoor ee Gobolka...

News in English

Somalia faces climate emergency and famine as fourth rainy season fails

An unprecedented fourth failed rainy season with catastrophic hunger, disease and displacement has forced Somalia into a climate crisis, the Norwegian Refugee Council’s Secretary...

Xulka Allbanaadir