Tuesday, July 5, 2022

Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay

Maamulka Degmada Xudur ayaa soo bandhigay sargaal ay sheegeen in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab, waxa ayna sheegeen in sargaalkan uu kasoo goostay Al...

Faahfaahin: Qaraxyadii saaka ka dhacay Baraawe & Al-Shabaab oo War ka soo saartay

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qaraxyadii saaka lagu weeraray saldhiga ciidamada AMISOM ku leeyihiin degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Labo gaari oo laga soo...

Lafta-gareen oo qaabilay Wakiilada QM, Midowga Yurub, IGAD & Midowga Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoowey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya...

Masaajid lagu ganaaxay kumanaan Dollar sababo la xiriira cudurka COVID-19

Maamulka gobolka Västra Götaland ee dalka Sweden ayaa masaajid ku yaal Göteborg ku amray inuu bixiyo ganaax gaaraya 50,000 oo karoon oo ah lacagta...

Mid kamid ah Madaxda Maamul Goboleedyada oo goordhaw Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa goordhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Laftagareen iyo...

Laftagareen oo Magacaabay guddi ka kooban 11 xubnoood (Magacyada)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Gudiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya. Guddigan oo ka kooban 11...

Ciidamo aad u hubeesan oo maanta la geeyay magaalada Baraawe (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta diyaarado lagu geeyay magaalada Baraawe ee caasimadda rasmiga ah ee maamulka Koonfur Galbeed la geeyay ciidamo badan oo isugu jira booliis iyo...

Ciidamo cusub oo Milatari ah oo la geeyay Degmo Al Shabaab Go’doomiyeen (Sawirro)

Ciidamado cusub oo katirsan milatariga Soomaaliya dhawwaana tababar loogu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta la geeyay...

Al Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaalla Degmada Afgooye

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay xilli dambe weerar culus waxa ay ku qaadeen saldhig ciidanka dowladda Soomaaliya kaga sugnaayeen degmada Afgooye ee gobolka...

R/Wasaare Kheyre oo gaaray Baydhabo kana qeyb galaya Aas halkaasi ka dhacaya

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ay wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada ayaa gaaray magaalada Baydabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed...

News in English

Somalia faces climate emergency and famine as fourth rainy season fails

An unprecedented fourth failed rainy season with catastrophic hunger, disease and displacement has forced Somalia into a climate crisis, the Norwegian Refugee Council’s Secretary...

Xulka Allbanaadir