Thursday, May 16, 2024

Guddoomiyihii Degmada Buulaburte oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

Wareegto kasoo baxday wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Buulabute Axmed Mahad Nuur, waxaa lagu bedelay...

Cabsi Xooggan oo ka jirta Baledweyn iyo Buundooyinka oo loo diiday in gaadiidka maraan

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ammaanka magaaladaasi gaar ahaan buundooyinka kuyaalla si weyn loo adkeeyay, waxaana magaalada...

Ciidan uu Hoggaaminayo Xildhibaan Xaadoole oo qabtay xubno badan oo katirsan Al Shabaab

Ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa howlgalo balaaran ka wada deegaano hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxa ayna ciidamada la wareegeen deegaano dhoor ah...

(Sawirro) Qoorqoor oo arrimo xasaasi ah kala hadlay siyaasiyiinta beesha Habar gidir

Madaxwaynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (qoorqoor) ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Raisal Wasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen...

Ciidamo hor leh oo gaaray degaanka Yasooman iyo Wararkii u dambeeyey (Sawirro)

Ciidamo fara badan ayaa saacadihii ugu dambeeyey gaaray gurmad ahaan degaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan iyo nawaaxigiisa Sida wararku sheegayaan ciidamadan oo ah  kuwa degaanka...

DF oo shaacisay Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii saakay ka dhacay deegaanka Yasooman

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Yasooman iyo deegaano kale...

Dagaal xooggan oo ka socda Deegaan Yasooman iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa deegaanka ee Macawuusley iyo kooxda Al Shabaab, ayaa saakay ka socda...

Ciidamada ATMIS oo hub culus ku garaacay buur ay ku sugan yihiin Al Shabaab

Ciidamada ATMIS gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti ee ku sugan magaalada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa maanta madaafiic culus ku garaacay buur...

Xildhibaano iyo Masuuliyiin tagay Deegaanka Jicibow ee Dagaalka culus ka dhacay (Sawirro)

Waxaa  deegaanka Jicibow oo qiyaastii 30-km u jira magaaladda Buulaburde ee gobolka Hiiraan, maanta gaaray xildhibaano katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin iyana katirsan...

Cali Guudlaawe oo booqday goobihii ku burburay qaraxyadii Baladweyne (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeeray goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii argagixiso ee Magaalada Beledweyne. Kormeerka Madaxweynaha ayaa waxaa qeyb ka ahaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs