Dowlad goboleed cudurka COVID-19 awgeed u joojiyey duulimaadyada gudaha
Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa shaacisay iney Hakisay duulimaadyada Rayidka ah ee soo aada Magaalooyinka Dowlad Goboleedka HirShabelle,
Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdi...
Cali Jeyte oo saakay xoog kula wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroor hore ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan...
Mid kamid ah Madaxda maamul goboleedyada dalka oo is karaantiilay kadib markii …
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare uu is karantiilay kadib markii uu isaga...
(Sawirro) Qarax caawa ka dhacay Hotel ku yaalla Jowhar & Masuul ku dhaawacmay
Qarax ayaa la sheegay inuu caawa fiidnimadii ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo badan oo ka mid ah...
Kolonyo ay wateen Ciidanka AMISOM oo lagu weeraray gobolka Shabeellaha dhexe
Wararka ka imaanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in qarax xoog leh lala beegsaday Ciidanka AMISOM gaar ahaan qeybta Burundi meel u dhow degaanka Gololey...
Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Jowhar
Qarax ayaa galabta xiligii qorax dhaca waxaa la soo sheegayaa inuu ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu...
Dil dad badan ka naxeen oo ka dhacay Baladweyne iyo Ninkii geestay oo la...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay xaafad katirsan magaaladaasi uu ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen...
Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday & mid kale oo la magacaabay
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xafiiskiisa ka soo saaray wareegto xilka looga qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Maxamad Caraale.
Isla wareegtadan ayaa lagu magacaabay...
Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday 5 ka mid ah golaha wasiirada Hirshabelle (Akhriso)
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilka looga qaadaY shan ka mid ah golihiisa wasiirada.
Sidoo kale, wareegtada ayaa lagu magacaabay...
Dacwad laga gudbiyay Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo taliye Ciidan (Akhriso)
Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Muxumed Taakooy ayaa qoraal dacwado ah oo ka dhan ah Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo Taliyaha qeybta Asluubta Gobolka u...