Ronaldinho Oo Halmar Laba Xaas Guursanaya & Faah-Faahin Laga Bixiyay Waqtiga Guurka
Halyeeygii hore Brazil Ronaldinho Gaucho ayaa halmar guursan doona laba haween ah sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya dalka Brazil. Xidigii hore Paris Saint Germain,...