Gudiga doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug oo Dhuusamareeb looga dhawaaqay (Sawirro)
Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa manta kulan ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug kaasoo looga dooday Mooshinka laga keenay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas Maxamed Xaashi...