Ibraahim Dheere oo xilka la wareegay si toos ahna u shaqo bilaabay (Daawo Sawirro)
Guddoomiye ku Xigeenka Gobolka Banaadir ee Maamulka iyo Maaliyadda Md. Ibrahim Cumar Mahad-Alla ayaa Shaqadiisa bilaabay, kadib markii uu xilka kala wareegtay Gudoomiye kuxigeenkii hore...