Saacadihii lasoo dhaafay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho waxaa siyaabo kala duwan loogu dilay sadex ruux ,waxaana dadkan la dilay la sheegay in ay ahaayeen...
Iran ayaa ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan gobolka si ay ugu faa’iideeyaan Israel, kadib markii boqortooyada ay marti-gelisay kulan madaxeed ay leeyihiin...
Senator Ayub Ismail Yusuf oo ka tirsan xubnaha Aqalka sare ee laga soo doorto gobolka Awdal ayaa xalay magaalada Muqdisho afur sharafeed ugu sameeyey odayaal,...
Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa mar kale bulshada uga digay qatarta uu leeyahay sigaarka iyo cudurada halista ah ee ka dhasha, iyadoo sanad walba maanta oo kale...