Xaaji Ciraaqi ah oo iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka Xaramka (Daawo Sawirro)
Xaaji u dhashay dalka Ciraaq ayaa ku dhaqaaqay fal aad loola yaabay, markii uu iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka xaramka ee magaalada...
Masuul shaqadiisa ku waayey ciyaartoyga Lionel Messi oo uu wax ka sheegay
Xiriirka kubadda adduunka ee FIFA ayaa muddo 12 bilood ah shaqada ka hakiyay madaxa xiriirka kubadda cagta Falastiiniyiinta ka dib markii uu ugu baaqay...
Cabdiweli Gaas oo Masuuliyiin cusub magacaabay, kuwa kalena xilalka u kala bedelay
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray ku sameeyay isku bedel iyo magacaabis masuuliyiin ka tirsan hay’adaha Puntland.
Wareegtooyinka uu...
Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Bangiga Dhaxe ee magaalada Gaalkacyo
Ciidamo Gadoodsan oo katirsan Maamulka Puntland ayaa maanta la wareegay Bangiga dhaxe ee magaalada Gaalkacyo, waxa ayna Ciidamada xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa...
Adeegii Internetka oo dib loogu soo celiyay Deegaanada Soomaalida Itoobiya
Waxaa dib loo fasaxay adeegii Internetka ee ka jarnaa bariga dalka Itoobiya ay ku jirto dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana Internet la'aanta saameyn badan...
Jean-Pierre Bemba oo loo diiday in Doorasho Madaxweyne u tartamo
Guddiga doorashada dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa liiska Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha dalkaasi waxa ay ka saareen Siyaasiga Mucaaradka ee Jean-Pierre Bemba.
War kasoo...
Saraakiil iyo ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya oo Muqdisho lagu xiray
Waxaa magaalada Muqdisho lagu xir xiray Saraakiil iyo ciidamo badan oo katirsan booliiska Soomaaliya, kuwaa oo lagu eedeeyay in ay ku kaceen Musuq maasuq...
Al Shabaab oo Koronto la’aan dhigtay deegaano kuyaala dalka Kenya
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Gobolka Lamu ee dalka Kenya, waxa ayna Al Shabaab khasaaro gaarsiiyeen shirkad korontada siin jirtay...
Kooxda Al-Shabaab Oo Heshiis Laba Sano Ah La Gaartay Somalia
Xidig u dhashay dalka Brazil balse wata magaca Somalia ayaa ku biiray kooxda Al Shabaab ee ka ciyaarta dalka Sacuudiga, magaca uu ciyaaryahankan wato...
Soomaali isku dishay Magaalada Toronto iyo faah faahino kasoo baxaya
Waxaa shalay magaalada Toronto ee caasimada dalka Canada ka dhacay dil loo geestay wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa Soomaalida kunool dalkaasi, waxaana magaciisa...