Ciidamada Milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada loogu magac daray 14-ka October ee ka howlgala qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay qabtaan shaqo...
Wasiirka  wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka  Soomaaliya mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa kulan la qaatay, maamulada, guddoomiyeyaasha, iyo kormeerayaal ka tirsan...
Kaalinta Soomaaliya ee Bariga Afrika aya u muuqata mid xiiso leh. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo wuxuu muujiyay ugu yaraan in Soomaaliya ay tahay dal...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre, ayaa maqaal uu ku daabacay Wargayska The Daily Nation ee ka soo baxa magaalada Nairobi kaga hadlay xaaladda...
Saraakiisha ku sugan Jamhuuriyadda Abkhazia ee ka go’day Georgia ayaa sheegay in ra’iisul wasaarihii Jamhuriyaddaasi uu ku geeriyooday shil baabuur. Warbaahinta Ruushka ayaa ku soo...