Cabdalla Caballa oo dacwad culus ku soo oogay Taliyaha iyo taliye ku-xigeenka NISA (Akhriso)

Taliye ku-xigeenkii NISA ee dhowaan xilka laga qaaday Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa dacwad ka dhan ah Taliyaha NISA iyo ku-xigeenkiisa u gudbiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee Somalia sida.

Qoraalka dacwada oo ku taariikheysnaa 2-dii bishan September ayaa waxaana ka muuqata shaabad muujineysa qabashada Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada.

Cabdalla Cabdalla ayaa dacwadiisa ku xusay eedeymo uu u jeedinayo taliyaha Nabad sugida Xuseen Cismaan Xuseen & ku-xigeenkiisa Fahad Yaasiin.

Qoraalka dacwadan oo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa ku soo beegmay saacado kaddib, markii Madaxweyne Farmaajo uu dhammaan darajooyinkii Ciidanimo ka rifay Cabdalla Cabdalla.

Heyadda NISA ayaa Cabdalla Cabdalla ku eedeysay inuu bixiyey sirta heyadda sirdoonka Qaranka, isagoo warbaahinta adeegsanaya uuna ku xad gudbay shuruucda lagu maamulo heyaddan.

Qoraalka dacwada uu gudbiyey Cabdalla Cabdalla ayaa u qornaa sidatan:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -