Daawo Sawirada: Farmaajo oo kormeeray xarunta Degmada H/Wadaag oo dhawaan la weeraray
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeer ku tagay xarunta Degmada Howl Wadaag oo maalintii axada...