Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa bogaadiyey howlgalka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay ku soo qabteen qaar ka mid...
Maamulka Jaamacadda Jazeera ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay u samayay ardayda cusub ee soo dooratay sanadkaan Jaamacadda, iyadoona munaasabadaan ay ka...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex aloosan madaxda sare ee Galmudug oo saacadihii ugu dambeeyey cirka isku...
José Alberto “Pepe” Mujica Cordano, waa Beeraley iyo Siyaasi, waxa uu dhashay 20 May 1935, waxa uuna ku dhashay magaalada “Montevideo” ee ah caasimadda waddanka...