Muxuu Wasiir Fiqi kala hadlay dhigiisa dowlada Qatar?
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Doha ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Dawladda Qatar,...