Cali Guudlaawe oo eryey Wasiir ka tirsan Maamulka Hirshabelle
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo xil ka qaadis ku sameeyay Wasiiru-Dowlihii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle Mudane Cilmi Daahir...