Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF), ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay digniin adag ugu direen shacabka Iran, gaar ahaan kuwa degan saldhigyo iyo sidoo kale...
Dowladda Iran , ayaa xalay weerar culus oo loo adeegsaday gantaalo waxa ay ku qaaday magaalada Tel Aviv iyo magaalooyin kale oo kuyaalla Israa’il, waxaana...
Dowladda Maraykanka ayaa Raashin iyo Saanad ciidan hawada Sare uga daadiyey Ciidanka difaaca maamulka Puntland ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka Calmiskaad. Qoraal ka...
Israel ayaa la sheegay iney duqeyn ka fulisay dalka Yemen qeybaha ay joogaan kooxda Xuutiyiinta ee Iran taageerto Bartilmaameedka weerarka ay Israa’iil ku qaaday Yemen,...
Israa’iil, waxay joogteysay weerarrada ay tan iyo horraantii maanta ka geysanayso bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Iran. Waxaa goor dhow laga maqlay gudaha Tehran qaraxyo ka...