Turkiga oo shaaciyey qorshe uu ku xoojinayo taageerada Somalia
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa wareysi uu siiyay majalladda Jeune Afrique waxaa uu adkeeyay ballanqaadka dalkiisa ee taageerada Soomaaliya, gaar ahaan la-dagaallanka argagixisada...