Dowladda oo war kasoo saartay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Damaayo ka dhacay
War-saxaafadeed kooban oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya, ayaa looga hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay afaafka hore xerada ciidamada Damaayo. ”Saakay abaare 09:20am...