Axmed Madoobe oo saakay ka degay Nairobi iyo xog ku aadan ujeedka Safarkiisa
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa saakay ka degay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, isaga oo diyaarad gaar ah ka qaatay magaalada...