Cabdi Xaashi & wafdigiisa oo booqday Masjidka Moscow (Sawirro)
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa ku sugan  dalka Ruushka, ayaa booqday maanta masajidka cathedralka ee Moscow...