Dowladda oo War kasoo saartay duqeyn diyaaradeed oo Mareykanka fuliyay
War-saxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in iyaga oo kaashanaya taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) la fuliyay laba duqeyn oo cirka...