Somaliland oo sheegtay iney aqoonsiga kala laabatay Somalia
Somaliland ayaa shaacisay inay aqoonsigii kala noqotay dowlada Soomaaliya hadda kadibna ay ugu yeerayso “Maamulka Soomaaliya” War saxaafaddeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland...