Mareykanka oo hawada uga daadiyay Raashin iyo agabyo kale ciidamada Puntland (Sawirro)
Dowladda Maraykanka ayaa Raashin iyo Saanad ciidan hawada Sare uga daadiyey Ciidanka difaaca maamulka Puntland ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka Calmiskaad. Qoraal ka...