Xuutiyiinta Yemen, ayaa gantaallo ku weerarray Israa’iil, iyadoo weerarka u muuqdo in looga jawaabayo weerarro arxan darro ah oo ay Israa’iil maanta ka geysatay marinka...
Taliyaha guud ee Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran, Janaraal Xuseen Salaami ayaa shalay Khamiistii ku dhawaaqay in Iran ay gaartay guul weyn oo dhinaca...
Taliyaha ciidamada qalabka sida ee Uganda ayaa ku hanjabay in la masaafurin doono muwaadin kasta oo codkiisa ka dhiibta doorashada soo socota isagoo kasoo horjeeda...
Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed iney xaqiijiyaan in dalkeenna colaadaha sokeeye ka soo kabanaya aysan ka hirgalin talo-maroorsi,...
Dibed bax lagaga soo horjeeday warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in xukuumadda Somaliland ay sii dayn doonto maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii Laascaanood,...
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Madaxweyne Xassan Shiikh inuu sharciga ku soo laabto haddii uu diidana xilka Iscasilo. Bayaan...
Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa maanta gaaray caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Abu Dubai, waana socdaal qeyb ka ah safarka diblomaasiyadeed ee uu trump...