Wasiir Oomaar oo ka hadlay warar sheegayey Masuul lagu xiray garoonka Aadan cadde
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan cadde...