NEWS Meydadka sargaal iyo dad kale oo roobka sababay oo laga helay MuqdishoCabdi CadeMay 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 20250 Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka da’ay roob aad u xoog badnaa, kaa oo dadka magaalada degan sheegeen in muddooyinkan aysan arag nuuciisa, waxaana roobabkii xalay... Read more
NEWS Pakistan oo weeraro culus oo dhinaca cirka iyo Internetka ku qaaday IndiaCabdi CadeMay 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 20250 Milatariga Pakistan , ayaa saakay weeraro culus oo dhinaca cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo kuyaalla gudaha dalka Hindia, weerarkan ayaana jawaab u ah weeraro habeeno... Read more
NEWS Fahad Yaasiin” Madaxweyne Xasan Sheekh waa hoggaamiye Caddaalad !”Cabdi CadeMay 10, 2025May 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 2025May 10, 20250 Taliyihii hore ee hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa si dadban weerar dhinaca afka ah ugu qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan... Read more
NEWS Khasaaro dhimasho oo ka dhashay Roobkii xalay Muqdisho ka da’ayCabdi CadeMay 10, 2025May 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 2025May 10, 20250 Roob xooggan oo dhaliyay khasaarooyin kala duwan ayaa xalay ka da’ay magaalada Muqdisho, waxa uuna roobka ahaa mid si xooggan ku socday oo biyo badan... Read more
NEWS Gacankudhiigle Abuukar Axmed Diiriye oo gacanta lagu dhigayCabdi CadeMay 10, 2025May 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 2025May 10, 20250 Ciidanka booliska Puntland, gaar ahaan taliska qaybta gobolka Nugaal, ayaa xalay ku guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan nin gacankudhiigle ah oo qof shacab ah... Read more
NEWS Hindiya oo sheegtay in ay soo riday F-16 iyo Mareykanka oo beeniyayCabdi CadeMay 10, 2025 by Cabdi CadeMay 10, 20250 Dowladda Hindiya, waxay iskudayday inay ka soo kabato fadeexada burburka diyaaradaheeda dagaalka gaar ahaan kuwa casriga ah , kaddib markii warbaahinta Hindiya loo gudbiyay warka... Read more
NEWS Xuutiyiinta oo weeraray garoonka Ben Gurion iyo kala carar ka dhacayCabdi CadeMay 9, 2025May 9, 2025 by Cabdi CadeMay 9, 2025May 9, 20250 Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen , ayaa ku weerarray gantaallada riddada dheer garoonka diyaaradaha ugu weyn Israa’iil ee Ben Gurion , oo marar badan kooxda Xuutiyiinta... Read more
NEWS Mareykanka oo si adag uga horyimid Go’aannaddii Shirka WadatashigaCabdi CadeMay 9, 2025 by Cabdi CadeMay 9, 20250 Dowladda Mareykanka , ayaa kahor timid war-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatshiga Qaran ee dhawaan magaalada Muqdisho ugu soo dhammaaday madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo... Read more
NEWS Waa kuma Ninka sababay in Hindiya iyo Pakistan ay is fara-saaraan ?Cabdi CadeMay 9, 2025 by Cabdi CadeMay 9, 20250 Horaantii todobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaalo ah ku qaadday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, taas oo jawaab u ahayd weerar khasaara badan dhaliyay oo... Read more
NEWS Puntland oo War kasoo saartay nibiri weyn oo kusoo caariyay xeebta BareedaCabdi CadeMay 9, 2025May 9, 2025 by Cabdi CadeMay 9, 2025May 9, 20250 Maamul goboleedka Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa xaqiijisay in nibiri weyn uu ka soo caaryey xeebta Wareegsan oo ka tirsan degmada Bareeda ee gobolka... Read more