Madaxweyne Cirro oo daah-furay maalinta Iskaalmeysiga (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Maalinta Qaran ee Iskaalmaysiga Shacabka Somaliland oo noqon doonta 10-ka bisha...