Xukuumada Oo soo saartay Amar ku socda Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda
Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar faraya dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dawladeed in ay ixtiraamaan, raacaan kuna dhaqmaan sharciga iibaka qaranka...