Waxaa maanta dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa Macawuusleyda gobolka Hiiraan, uu ka dhacay xadka ay wadaagaan...
Dowladda Mareykanka ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in magaalada Qasa uga rarto shacabka Falastiin ee ka badbaaday xasuuqa ay halkaasi ka wadaan ciidamada arxanka...
Wararka laga helayo gudaha Sudan ayaa sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ay weerar culus ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada Imaaraadka Carabta (UAE)...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya kuwa deegaanka ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay fariisimo ay Al shabaab  ku lahaayeen deegaannada...
Mareykanka ayaa daqiqadii u dambeysay ka laabtay qorshe lagu doonayay in lagu dilo Madaxweynaha cusub ee Suuriya Axmed Sharac. Joojinta shirqoolka lagu dili lahaa Madaxweynaha...