Dagaal culus oo ka dhacay degmada Waajid ee gobolka Bakool & Wararkii ugu dambeeyey
Dagaalo culus ayaa la soo sheegayaa iney xalay ka dhaceen degmada Waajid ee gobolka Bakool, kuwaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogaga ka horjeeda ee Al-shabaab....