Allbanaadir.com
NEWS

(Daawo Sawirro) Farmaajo oo la kulmay Mrs. Rosemary di Carlo & wafdi ay horkaceysay oo dalka soo gaaray

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu qaabilsan arrimaha siyaasadda Rosemary di Carlo oo uu wehliyey ergeyga QM ee Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo iyo Rosemary di calro, ayaa kawada hadlay dadaalada dawladda Soomaaliya ay ka wado dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha iyo Siyaasadda oo uu Madaxweynaha dalka uu la wadaagay Wafdiga ka socday QM.

Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu qaabilsan arrimaha siyaasadda Rosemary di carlo ayaa sheegtay in dawladda Soomaaliya ay sameysay horumar muuqda, waxaana ay ballan qaaday Qaramada midoobay  ay sii wadi doonaan taageerada Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Haweeney eersatay Buug ay qortay oo Xukun adag lagu riday (Sawirro)

Caydiid Ali

Wiil dhalinyaro ah oo isku daldalay Magaalada Burco iyo baaritaano socda

Caydiid Ali

Villa Soomaaliya oo shaki badan ka muujisay Shirkii Dhax maray Rooble iyo Qoor Qoor

Cabdi Cade
Taboola Ads ---