Kooxo hubeysan oo caawa toogasho ku dilay agaasimihii Wasaarada..
Koox hubeysan ayaa ku diley caawa xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar Agaasimaha Waaxda Arimaha Diinta ee Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Hirshabelle. Dr. Mohamed...