Ciidamada Mareykanka ee jooga Somalia ayaa shaaciyey in Isniintii ina dhaaftay ay duqeyn la beegsadeen fariisin Al-Shabaab ku leeyihiin meel 50-KM Waqooyi kaga toosan Magaalada...
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaare geystay....
Cajalad sir ah oo laga duubay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa laga baahiyay taleefishinka CNN ee dalkaasi, waxayna arrintan sare usii qaadaysaa fadeexadihii markii hore...
Warar saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay ayaa sheegaya in Madaxda sare ee dowlada Federaalka Soomaaiya ka arinsanayaan isbadal deg deg ah oo lagu sameeyo Taliyaal...