Gantaalo lagu weeraray garoonka dayuuradaha Magaalada Abu Dhabi
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay gantaalo ku weerareen garoonka dayuuradaha magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta. Telefishinka Xuuthiyiinta ayaa baahiyey sadex diyaaradood...