Sacuudiga oo nidaamka Difaaca ee kahor tagga weerarada dhigtay Makka
Dawladda Sacuudiga, ayaa markii u horreysay nidaamyada difaaca ee ka hortagga weerarrada gantaallada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn dhigtay magaalada bakarakaysan ee Makka iyo goobaha...