Somalia oo ka falcelisay go’aan dhowaan ka soo baxay Maamulka Trump
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu baaqday in wadahadal diblomaasiyadeed laga yeesho xayiraadda socdaalka ee Mareykanku ku soo rogay muwaadiniinta Soomaaliyeed, taasoo noqotay...