Muungaab oo deeq ku wareejiyay ciidanka Macawuusleyda Hiiraan (Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa daawooyin ugu deeqay Ciidamada Difaaca Deegaanka ee ka bar-bar dagaalama Ciidamada...