Kooxo hubeesan ayaa xalay Xaafada Israac ee Waqooyiga magaalada Gaalkacy waxa ay ku dileen Cabdirashiid Xasan Xaashi (Gebigebi) oo soo noqday taliyihii hore ee ciidamada birmadka...
Iyadoo sanad kasta maanta oo kale 28-ka Bisha July ay heyadda Caafimaadka Adduunka ee WHO u aqoonsatay maalinta loo asteeyey ka hortaga cudurka Cagaarshowga ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed...
Daraawiishta dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa la sheegay iney ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa alshabaab iyo tiro dagaalyahano ah oo la socotay sida...