Wararkii ugu dambeeyey ganacsade caan ah oo lagu dilay MuqdishoCaydiid AliOctober 1, 2018October 1, 2018 by Caydiid AliOctober 1, 2018October 1, 20180 Degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay dil loogu geystay nin ganacsade ah oo caan ka ahaa suuqa degmadaas. Goob joogayaal ayaa sheegay... Read more
Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Raisul Wasaare kuxigeenka SomaliaCaydiid AliOctober 1, 2018 by Caydiid AliOctober 1, 20180 Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal ka oo yeeray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ahaa inay bilaabayaan wada hadalkii labada dhinac, isla markaana Madaxweyne... Read more
Axmed Madoobe oo ka warbixiyey dagaalo ka dhacay Jubooyinka & dedaalka Aqalka sareCaydiid AliOctober 1, 2018October 1, 2018 by Caydiid AliOctober 1, 2018October 1, 20180 Shirka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Jubbaland oo uu Gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa lagaga hadlay Xaaladaha Amniga Siyaasada iyo qodobo kale. Axmed... Read more
Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in la gaaray Xiligii Farmaajo ka dagi lahaa HargeysaCabdi CadeSeptember 30, 2018 by Cabdi CadeSeptember 30, 20180 Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa sheegay in dowlada Federaalka ay ka shaqeeneyso sidii loo bilaabi lahaa... Read more
Gabar Ardayad ah oo maanta lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxayaCabdi CadeSeptember 30, 2018 by Cabdi CadeSeptember 30, 20180 Kooxo biskoolado ku hubeesan oo watay mooto bajaaj ayaa maanta gabar yar oo ardayad ah waxa ay si bareer ah ugu dileen agagaarka hotelka Guuleed... Read more
Is qabqabsi ka dhashay Magaca Xisbiga uu Gudoomiyaha ka yahay Xasan SheekhCabdi CadeSeptember 30, 2018 by Cabdi CadeSeptember 30, 20180 Magaalada Muqdisho waxaa looga dhawaaqay Xisbi ay ku mideesan yihiin Xisbiyo Siyaasadeed oo u badan Mucaarad iyo Kutlad Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xisbigan Gudoomiye... Read more
Shirkadaha Isgaarsiinta dalka oo sheegay in uusan jirin urur isgaarsiineed oo la dhiseyCabdi CadeSeptember 30, 2018October 1, 2018 by Cabdi CadeSeptember 30, 2018October 1, 20180 Qaar ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn isgaarsiinta Soomaaliya ayaa sheegay inay aad ula yaabeen jiritaanka urur isgaarsiineed oo aysan ku jirin shirkadaha bixiya adeegyada... Read more
Cabashadii keentay Babaanbixii maanta ka dhacay Muqdisho oo la xaliyay (Daawo Sawirada)Cabdi CadeSeptember 30, 2018 by Cabdi CadeSeptember 30, 20180 Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Bashiir Cabdi Maxamed ayaa booqday xarunta... Read more
Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo maanta ka dhacay Hiiraan iyo JubbooyinkaCaydiid AliSeptember 30, 2018September 30, 2018 by Caydiid AliSeptember 30, 2018September 30, 20180 Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolada Hiiraan iyo Jubooyinka ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta dagaal kula wareegay degaano ka tirsan... Read more
(Akhriso) Duqa Muqdisho oo soo saaray Wareegto xil cusub lagu magacaabayCaydiid AliSeptember 30, 2018 by Caydiid AliSeptember 30, 20180 Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo... Read more