Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee NISA Â ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose kaasoo la sheegay in lagu...
Guddoomiyihii degmada Buulo burde ee gobalka Hiiraan Maxamed Axmed Rooble ayaa ka horyimid xil ka qaadis lagu sameeyey. Wareegto ka soo baxday dhowaan Wasaaradda Arimaha...
Hay’adda Saadaasha hawada adduunka ee WMO yaa sheegtay in 70% ay u badantahay iney masiibada El Niño ku dhufato dunida, ka hor inta uusan dhamaanin...
Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ay ka bixi doonaan goobaha soohdinta ah ee dalkaasi uu la wadaago Eritrea laga bilaabo...
War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa eedeyn culus loogu soo jeediyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi...
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug una badan garabka Ahlu Sunna ee dhawaan lagu biiriyay Baarlamaankii hore ee Galmudug ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada...