Warar soo baxayay maalmihii lasoo dhaafay , ayaa sheegayay in maanulka Puntland soo iibsadeen diyaarado dagaal, kuwaa oo ka qeyb qaadanaya dagaalka ka dhanka ah...
Turkiga ayaa la kulmaya dhacdo taariikhi ah, kaddib markii Isniinta, maanta si rasmi ah ururka shaqaalaha Kurdistan (PKK) ay ugu dhawaaqeen inay hubka dhigeen ,...
Nin hubeysan ayaa galabta ku dilay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho Eng. ka tirsanaa Shaqaalaha Shirkada Isgaarsiinta Hormuud. Dilkan ayaa ka dhacay agagaarka Shineemo Cabdi...
Maamulka gobolka Banaadir aya War ka soo saaray Dab caawa qabsaday dhisme ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare maaliyadeed....
Dab ayaa caawa qabsaday dhisme ku yaalla Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare maaliyadeed. Dhismahan ganacsi ee Dabku ka kacay ayaa...