Duqa Muqdisho oo dalab muhiim ah hordhigay QM, kana hadlay afduubkii Sonja Nientiet
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobey in ay kaalinteeda ka qaadato qorsheyaasha dib u dajinta...