NEWS Ciidanka Israel oo xasuuqay dad safaf ugu jiray raashin (Sawirro)Caydiid AliJune 1, 2025 by Caydiid AliJune 1, 20250 Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhintay 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo iyo rasaas ay ridayeen ciidamada Israa’iil oo ku sugnaa meel u... Read more
NEWS Gudoomiye Cabdi Xaashi & wafdi la socda oo gaaray MoscowCaydiid AliJune 1, 2025 by Caydiid AliJune 1, 20250 Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Moscow ee dalka Ruushka. Booqashada Cabdi Xaashi iyo wafdigiisa ayaa... Read more
NEWS Xassan Shiikh oo ka walaacsan safar Ciro ku tagayo ItoobiyaCaydiid AliJune 1, 2025 by Caydiid AliJune 1, 20250 Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa kala hadlay, qaar ka mid ah madaxda dalalkii horey u dhexdhexaadiyey Itoobiya & Soomaaliya, in uusan... Read more
NEWS Dadka isticmaala Baraha Bulshasada oo aad ula yaabay Mustaf Dhuxulow!!Cabdi CadeJune 1, 2025June 1, 2025 by Cabdi CadeJune 1, 2025June 1, 20250 Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo muddo lix bilood ah xafiiska jooga, ayaan la imaan waxqabad muuqda ama is beddel... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo safar dibadda ah u baxay kaddib casuumad uu helayCabdi CadeJune 1, 2025June 1, 2025 by Cabdi CadeJune 1, 2025June 1, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa galabta u ambabaxay Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaas... Read more
NEWS Sirdoonada Turkiga iyo Pakistan oo nolosha kusoo qabtay Abu Yasir Al-TurkiCabdi CadeJune 1, 2025 by Cabdi CadeJune 1, 20250 Sirdoonada dowladaha Turkiga iyo Pakistan, ayaa howlgal wadajir ah oo ay sameeyeen waxa ay kusoo qabteen sargaal sare oo katirsanaa kooxda Daacish, sargaalkan nolosha lagu... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo fidiyay Gogosha Wadatashiga SiyaasiyiintaCabdi CadeJune 1, 2025June 1, 2025 by Cabdi CadeJune 1, 2025June 1, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Gogosha Wadatashiga Siyaasiinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada taas oo ka furmi doonta Magaalada Muqdisho 15-ka Juun... Read more
NEWS Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaha NISACabdi CadeJune 1, 2025 by Cabdi CadeJune 1, 20250 Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah ,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda... Read more
NEWS Golaha Wasiiradda oo shir deg deg ah maanta yeelanaya iyo hal Arrin oo…Cabdi CadeJune 1, 2025 by Cabdi CadeJune 1, 20250 Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta yeelanaya shir deg deg ah , waxaana xalay Wasiiradda loo diray fariin qoraaleed loogu sheegayay in ay kasoo qeyb... Read more
NEWS Mareykanka oo duqeyn culus la beegsaday xubno firxad ah oo Daacish katirsanCabdi CadeJune 1, 2025 by Cabdi CadeJune 1, 20250 Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa xalay duqeyn xooggan ku miray habqankii mileeshiyaadka Daacish ee shalay ka cararay togga Miraale kaddib markii ciidamada Puntland hawlgal cir... Read more