Wasiirka Amniga oo caawa kormeer kedis ah ku tegay xarumaha Booliska qaarkood (Daawo Sawirro)
Masuuliyiin iyo saraakiil ay ka mid ahaayeen Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamd Abuukar Islow Ducaale iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Jen. Bashiir Cabdi Maxamed...